SAHANKA DALJIR & DDS: WARDHEER

1 year ago
11

Waa Q3aad ee Sahanka Daljir iyo magalada Wardheer | Qaybtan waxaan ku eegi doonnaa taariikhda magaalada Wardheer, balliga caanka ah ee Gaafow, masjidka qarni ka badan dhisan ee Masjidka Dheer ama Masjid Jaamac | Waxaa intaas sii dheer hawlaha haasawaha iyo reer guuraga DDS | Waa tabintii iyo curuntii Suxufi Najiib Xasan Fanax

Loading comments...