WASIIRKA WARFAAFINTA DDS | MA AQBALAYNO WEERARADA QAAWAN EE LAGU SUMCAD DILAYO HAY'ADAHA AMAANKA

5 months ago
28

Wasiirka Warfaafinta Dowladda Deegaanka Soomaalida Maxamed Aadan Daahir; "Marna ma dhacayso in la aqbalo weeraradda qaawan ee lagu sumcad-dilayo hay’adaha amniga ee Deegaanka."

Loading comments...